Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaaf oo eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya
SOMALI NEWS
By Radio KulXaaf oo eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya
SOMALI NEWS
By Radio Kulmiye Last updated Jan 9, 2020

0
Share
War saxaafadeed ka soo baxay Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa markale waxaa uu eedeyn kulul u jeediyey Madaxda Dowladda Federaalka oo uu sheegay inay boOb iyo dhac ku heyso dhismaha Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa qoraalkiisa ku sheegay in dowladda Soomaaliya ay faragelin toos ah ku heyso Galmudug,isla markaana ficilo aan wanaagsaneyn ay ka wado Magalada Dhuusamareeb.

Ugu dambeyn odayaasha Dhaqanka ee saxiixayaasha Galmudug ayuu ugu baaqay inaysan soo xulin Baarlamaan uu sheegay inay diyaariyeen Madaxda Dowladda Federaalka.miye Last updated Jan 9, 2020

0
Share
War saxaafadeed ka soo baxay Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa markale waxaa uu eedeyn kulul u jeediyey Madaxda Dowladda Federaalka oo uu sheegay inay boOb iyo dhac ku heyso dhismaha Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa qoraalkiisa ku sheegay in dowladda Soomaaliya ay faragelin toos ah ku heyso Galmudug,isla markaana ficilo aan wanaagsaneyn ay ka wado Magalada Dhuusamareeb.

Ugu dambeyn odayaasha Dhaqanka ee saxiixayaasha Galmudug ayuu ugu baaqay inaysan soo xulin Baarlamaan uu sheegay inay diyaariyeen Madaxda Dowladda Federaalka.

You must be logged in to post a comment Login