Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Golaha wasirada oo la isku shaandheeyay

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdiweli Sheikh Axmed Maxamed ayaa isku shaandheyn ku sameeyay xubno kamid ah golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha ayaa isku badalay wasiirka garsoorka xukuumada Soomaaliya iyo wasiirka xanaanada xoolaha xukuumada Soomaaliya.

FaaraxC/qaadir wasiirkii dastuurka ayaa laga dhigay wasiirada xanaanada xoolaha xukuumada Soomaaliya.

Sidoo kale Saalim Caliyow Ibrow wasiirkii xaanada xoolaha ayaa laga dhigay wasiirka Dastuurka.

Wasiiro dowlaha wasaarada maaliyada Burci Maxamed Xamza

Wasiiru dowlada wasaarada maalgashiya iyo arimaha dibada C/laahi Maxamed Nuur.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha dibada iyo Dhiirgelinta Maalgashiga C/raxmaan Cabdi Cusmaan

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Maaliyada C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow.

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirk caalamiga Mahad Maxamed Salaad.

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Marwo Fahmo Axmed Nuur.

Go’aanka isku shandheynta ayaa waxaa la sheegay inuu dhaqangalaayo marka uu saxiixo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. Cialis Jelly for sale, purchase zithromax.

You must be logged in to post a comment Login