Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidanka Kenya oo laga eryayo Soomaaliya

 


Eriacta without prescription, buy dapoxetine online.

Super P-Force no rx, buy dapoxetine online. buy Cialis Jelly online, lioresal reviews.
Midwoga Africa ayaa wado qorshe ballaaran oo ciidanka Kenya looga eryi doono guud ahaan Soomaaliya kadib markii la sheegay inay ku fashilmeen howlgalkaoodii.

Kenya ayaa ku eedeysan laynta shacab aan waxbo galabsan, aqlaaq la’aan dhanka shaqada iyo dowladda Kenya oo faraha kula jirto shaqada AMISOM laga rabay.

Midowga Africa ayaa sheegay in ciidanka Kenya markii howlgal ay sameeyaan ay sheegtaan dowladooda markii dad laga dilo ama khasaare soo gaarana sheegaan in AMISOM tahay, taas oo Labo weji ugu adeegsadaan dadkooda iyo caalamka.

Waxaa marka ugu horreysa laga saari doonaa gobollada Jubbooyinka iyo Gedo, waxaana lagu amri doonaa inaysan kasoo bixin xuduudda dalkaooda ama howsha weji kale yeelan doonto.

Itoobiya ayaa lagu wareejin doonaa dhammaan meelaha laga saaro Kenya, waxaana Itoobiya ay sugi doontaa amniga deegaannada Jubbaland.

You must be logged in to post a comment Login