Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dagaalyahannada ISIS Oo Diley Laba Duuliye Oo U Dhashey Dalka Ruushka,Kuwaasi Oo Duqeymo Kawadey Deegaanka Palmyra

order Cialis Super Active online, generic zithromax.

Dagaalyahannada ISIS Oo Diley Laba Duuliye Oo U Dhashey Dalka Ruushka,Kuwaasi Oo Duqeymo Kawadey Deegaanka Palmyra

 

 

 

Siiriya-(SLL)-Kooxda isku magacowdey khilaafada islaamka ee ISIS,ayaa diley laba duuliye oo u dhashey dalka Ruushka,kuwaasi oo saarnaa diyaarad duqeyneysey deegaanka Palmyra,taasi oo ku dul bur-burtey deegaanadaasi,kaddib markii ay la eegteen qori ah noocda lidka diyaaradaha.

Laba duuliye oo u dhashey dalka Ruushka ayaa lagu diley dalka Siiriya,kaddib markii dagaalyahannada ISIS,ay la eegteen qoryaha diyaaradaha,kuna soo dhacdey deegaanka Palmyra.

Wakaaladda wararka ee Interfex oo ka soo xigatey wasiirka difaaca ee dalka Ruushka ayaa iclaamisey in wasiirku uu sheegey in laba duuliye oo u dhashey dalka Ruushka inay dileen dagaalyahannada kooxda ISIS,Labadan duuliye ayaa saarnaa diyaaradaha dagaalka ee Loo yaqaano Helicopters-ka,waxaana ay duqeymo kawadeen gobolka Xoms ee dalka Siiriya.

Mas’uuliyadda dilkaa labada duuliye ayaa waxaa sheegatey kooxda ISIS.

Russian forces have been backing the Syrian government against ISIL and other groups [EPA]

You must be logged in to post a comment Login