Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

buy paroxetine, buy dapoxetine.

Farmaajo oo rajo xumo ka muujiyay Doorashada (DHAGEYSO)

buy tadalafil online, order Zoloft.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa muujiyay walaac ku aadan in doorashada Somaliya ay ku dhacdo waqtigii loogu talo galay.

Farmaajo ayaa rajo xumo ka muujiyay Waqtiga Dowladda Federalka Somaliya ay sheegtay inay ku dhaceyso Doorashada inaysan muuqan, maadaama xilligan loo baahnaa Dowladda inay qabato shaqooyin jadwalka ku qornaa.

“Weli ma muuqato in doorashada ay ku dhici doonta waqtiga ay iyagu qabsadeen ee September ah August-ama Baarlamaanka la dooran doono, marka jadwalka la eego maanta waxay ahayd in Oday dhaqameedyada diyaariyaan liiska ergooyinka codka bixinaya iyaga oo tixgelinaya kuraasta sida gaarka ah loo siiyey Haweenka, laakiin hadda waxaan ognahay in aan la qaban howlihii loo baahnaa laga soo billaabo 24-kii June aan la qaban, guddiga khilaafaadka inaan la sameynin, wacyigelintii dadweynaha inaan la sameynin, marka gaab ayaa jira.”Ayuu yiri Farmaajo

Waxa uu soo hadal qaaday Farmaajo aragtidiisa ku aadan waxa xilligaan hortaagan in sidii loogu talo galay u hiragalo jadwalka doorashada.

“Waxaa ku hor gudban waxyaabo badan, waxaan ognahay Madaxweynaha in maalintii Ciidda uu yiri dadka wax tilmaamaya oo wax ka sheegaya wixii aan la qaban waa cadow, runtii madaxweynaha waxa uu iloobay inay nasteexo u tahay haddii wax loo tilmaamo inay tahay wax la saxayo oo ka qaldan, laakiin inuu ku tilmaamo cadow ma wanaagsaneyn oo waxay noqotay wax laga naxo inuu isla meel dhiggo ragga siyaasadda kula loolamaya isna horay usoo maray iyo argagaxisada, cadow kan ku dilaya ayaa la dhahaa, haddii uu danta guud ka shaqeynayo waa uu ka faa’ideysan lahaa waxyaabaha jira, haddii aan nahay siyaasiyiin waxaan aragnaa waxyaabo badan.” Ayuu warkiisa sii raaciyay Farmaajo oo la hadlay Idaacada Goobjoog

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wuxuu ku dhaliilay Afartii sano ee la soo dhaafay inuusan wax badan oo shaqooyin ah oo loo baahnaa inuusan qaban.

“Afartii sano howlihii uu ballan qaaday Madaxweynaha ma uusan qaban, maalintii la doortay illaa hadda wax badan ma aanay qaban, waxay keentay in dalka uu galo Afartii Sano ee ugu dambeysay siyaasad deganaasho la’aan, waxaan ognahay Saddex dowaladood ayaa Saddex sano dhexdooda isku bedalay, iyadoo Bilooyin ka dhiman tahay dowladii ayaa wasiiro la bedalay”

You must be logged in to post a comment Login