Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

buy zoloft, lioresal without prescription.

DAAWO SAWIRADA: BEESHA SHIIKHAAL OO SOO SAARAY BAAQ KU AADAN DOORASHADA DALKA KA DHACEYSA.

Caverta without prescription, cheap dapoxetine.

WAR DEG DEG AH KALA DAWO

Beesha Sheekhaal ayaa kulamo ay ku yeelatay magaalada Muqdisho waxa ay kasoo saareen Baaq ay ku taageerayaan Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu qabtay magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo.

Baaqa kasoo baxay Beesha Shiikhaal ayaa u qornaa sida tan

Jamhuuriyadda federaalka soomaaliya

Shirka Beesha Shiikhaaleed 17/7/2016

Ujeedo: Baaq Taageero

 

Waxaa shalay oo ay taariikhdu tahay 17 /7/2016, shir Ballaaran iskugu yimid Qeybaha kala duwan ee bulshada beesha shiikhaal sida:

  1. Mudanayaal ka tirsan Barlamaanka Federaalka.
  2. Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug.
  3. Xildhibaano ka tirsan Galmudug.
  4. Salaadiin, Culumaa’udiin, Nabadoono, Aqoonyahanno Haween iyo Dhalinyaro.

Shirkaas waxaa lagu ayiday oo lagu taageeray:

1.Go’aankii Shirarkii isdaba jooga ahaa ee Madasha wadatashiga Qaranka ku gaartay Muqdisho iyo Beydhabo kuna aadanaa habsami usocodka doorasha dadban iyo inaan dib loo noqon lagana fogaado khilaaf dambe iyo sidoo kale Qaabkii Madaxdu ugu heshiisey qeybinta xubnaha Baarlamaanka Federaalka.

  1. Waxaa kale oo aan taageereynaa dadaalada beesha caalamka ee ku aadaan in Soomaaliya laga taageero qabsoomidda Doorashada 2016.

 

  1. Waxey beeshu cadeyneysaa in ay taageersan tahay go’aanadii kasoo baxay madasha Wada tashiga qaran.
  1. In Beeshu u hawlgasho si wadajir ah sidii loo heli lahaa xubinta Aqalka sare oo taalla Maamul gobaleyda aan degno guud, ayadoo lala kaashanayo cidda ay khuseyso .
  1. Waxay beeshu cambaareyneysaa qof ama koox kasta oo isku dayda kala faquuqa midnimada beesha waxna u dhimeysa dhaqanka iyo wadajirka soo jireenka ah ee beesha.
  1. Shirku wuxuu ugu baaqayaa beesha shiikhaal oo degta guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Maamulada Galmudug, Hiiraan/shabeelada dhexe, , Koonfur galbeed Jubba-laand iyo Banaadir in ay u istaagto ka qayb qaadashada Isbadalada Siyaasiga ah ee 2016 kana kala socda deegaanada beesha.

Liiska Saxiixayaasha

 

  1. Xildhibaan C/Qaadir Maxamad Aadan (Sandheere)
  2. Xildhibaan C/Wali Sheekh Cali Rooraaye
  3. Xildhibaan Muxudiin Sheekh C/Laahi
  4. Marwo Naciimo Maxamad Catoosh
  5. Ugaas Axmed Cumar Roorey
  6. Nabadoon Axmed Cali Usaama
  7. Nabadoon Cali Geeddi
  8. Eriacta online, buy dapoxetine.

  9. Nabadoon Maxamed Yusuf
  10. Nabadoon Dahir Macalin Cilmi
  11. Nabadoon Cali Xasan Nuur
  12. Suldaan Xasan Maxamud Dheere
  13. Ugaas. Cabdulkadir Xussen Cabdi
  14. Ugaas Cabdi Cusman
  15. Nabadoon Maxamud-Nur sh. Maxamed Mahdi
  16. Nabadon Cabdi maxamed Cabdi(Buubshe)
  17. Suldaan-Maxamud sh. Axmed
  18. Nabadon Cabdi-nasir Sheikh Cabdullahi
  19. Nabadon Macalin Maxamed Shiino
  20. Nabadoon Cabdikarim Cabdulle Cilmi

Shiikhaal ShirShiikhaal

You must be logged in to post a comment Login