Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mas’uul Ahlusna katirsanaa & Ciidan uu watay oo goostay & sida lola dhaqmay

paroxetine tablets buy, buy Kamagra Gold, order clomid. acquire clomid.

Viagra for sale, buy lioresal.
Wararka kusoo dhacay Warqabadka Wakaalada Warqaad waxay sheegayaan in Sargaal sare oo katirsanaa Ciidanka Ahlusuna Waljamaaca uu galabta ku biiray dhinaca Galmudug.

Mas’uulkaan oo lagu magacaabo C/risaaq Tubaako iyo Ciidan badan uu watay ayaa ugoostay dhinaca Galmudug iyadoo warar kala duwan ay soo baxyaaan.

Sargaalkaasi C/risaaq Cali Tubaako ayaa ahaa Madaxii Nabad Sugida Ahlusuna Waljamaaca.

Waxa si diiran loogu soo dhaweeyey Sargaalkaasi iyo Ciidanka la socday Maanta Magaalada Cadaado Ee Gobolka Gal gaduud.

Ciidanka Ahlusuna ayaa waxay baadiyaha Magaalada Guriceel ka kaxeysteen Hooyada dhashay C/risaaq Cali Tubaako iyagoona Xabsiga utaxaabay,.

Hooyada dhashay C/risaaq Tubaako oo la yiraahdo Shamso Xuseen Cali Caad ayey Ciidanku xireen iyadoo aan la ogeyn waxa laga yeeli doono haweeneydaasi walaw ay Ahlusuna sheegtay inay su’aalo weydiinayaan keliya.

You must be logged in to post a comment Login