Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uk oo ay hormuud u yihiin guurtida Soomaliyeed ee Uk iyo ururka haweenka Soomaliyeed ee uk
aya bilaabay in ay kaalmo lacageed u ururiyaan Naafadii Xooga Dalka ee ku naafoobay daalki 1977kii.Kulaankaan oo ka dhacay London ayaa loogu baaqay Ummadda Soomaliyeed in ay gacan ka geystaan mashrucan oo socondoona in muddo ah.
Warbixintaan waxa magaalada London ka soo diray Omar Sheikh Adan
Daawo videoga
You must be logged in to post a comment Login