Filed under: Wararka |

Wasiirka Waxbarashada Dowladda Soomaaliya oo shaaciyey in ay heleen Deeqo Waxbarasho oo ….

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay heleen Minxooyin Faro badan.

Wasiirka ayaa sheegay in Minxooyin Badan ay ka heleen Dalka aan Walaalaha nahay ee Suudaan waxaana uu sheegay in ay Si wanaagsan oo cadaalad ah ay u bixin doonaan.

Wasiirka ayaa sidoo kale shaaciyey in ay sugayaan Deeqo Waxbarasho oo kale oo leh heerar kala duwan  oo aan ka heleyno Dowladda Itoobiya.

Hoos ka dhageyso wasiirka oo ka hadlaya arrintaas:

Posted by on August 13, 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply