6 Qof ayaa kudhintay ugu Yaraan Tiro kalana way kudhaawacantay Weerar lagu Qaaday Xarun Ganacsi oo Kutaal Munich Germany SLL.-Ciidamada Boolka Dalka jarmalka ayaa Xaqiijiyay Dhimashada 6 Qof iyo Dhaawac aanay Tiradiisa ilaa Hada Sugin kadib Markii Galabta Rag Hubaysani Weerar Kuqaadeen Xarun Ganacsi oo kutaal Magalada Munich.
Ciidada ayaa Ilaa hada kudaba Jiray Dablaydii Weerarka Gaysatay oo Tiradooda lagu Sheegay 3 Nin-
Dhamaan Wadooyinka Gala Magaalada iyo Tareemada ayaa Laxidhay Si looga Badbaado Weerar Culus oo Dadbadan Lagu Laayo.
ilaa hada makala Cada in Weerarka ay Kadanbeeyaan Kooxo Islaam ah iyo Inkale
You must be logged in to post a comment Login