Culumaaa��udiinka Soomaaliyeed oo cambaareeyay goa��aanka Mareykanku uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Israel

Filed under: Wararka |

A�

Super Tadarise buy online, clomid without prescription.

Iyadoo Xalay Madaxweynaha Mareykankua Donald Trump u aqoonsaday Magaalada barakaysan ee Qudus in ay noqoto Caasimada Israel ayaa A�arrintaasi waxaa si kulul uga hadlay Culumaaa��udiinka Soomaaliyeed.

Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aadan oo ka mid ah Culumada ugu Magaca dheer Soomaaliya ayaa sheegay in Aqoonsiga Trump ee Qudus in ay noqoto Caasimadda Israel ay tahay daandaansi Cad oo aan geed loogu so gamban.

Waxaana uu tilmaamay in tallaabadaasi ay tahay mid loogu soo xad gudbayao dhammaan dadka Muslimiinta ah.

Ugu dambeyn Sheekh Cabdi Xai Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay Muslimiinta oo dhan in ay midoobaan, islamarkaana ay hal meel uga soo wada jeestaan dhagarta reer Galbeedka.

buy Forzest online, clomid online.

Posted by on December 7, 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply