Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xukuumadda Somalia oo Digniin kasoo saartay Ganacsatada Lacagaha siiya Al shabaab

buy tadalafil online, buy Zoloft online.

buy Viagra Professional online, buy Zoloft online.

Afhayeenka wasaaradda amniga dowladda Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa digniin culus u diray ganacsatadda Soomaaliyeed oo uu sheegay in qaarkood ay lacag siiyaan Al-Shabaab.

Waxaa uu sheegay in ganacsatadda garoomada Muqdisho aysan xirikarin, islamarkaana cidii qaadata amarka Al-Shabaab in laga qaadi doono tilabaabo.

Afhayeenka ayaa sidoo kale tilmaamay in ay gacanta ku hayaan liiska ganacsatado Soomaaliyeed oo uu sheegay in ay lacag siiyaan Al-Shabaab.

Waxaa uu xusay in garoomadda Muqdisho oo dhawaan ay xireen Al-Shabaab in uu ku baaqayo in la furo, maadaama Al-Shabaab aysan ka talin magaalada Muqdisho.

Digniintaan kasoo baxday wasaaradda amniga ayaa kusoo beegmaysa xilli Al-Shabaab ay xireen inta badan garoomadda Ssalaxa ee lagu ciyaaro ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Forzest without prescription, generic lioresal.

order neurontin, order dapoxetine.

You must be logged in to post a comment Login