Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Aamina Waris Oo Taliyaha Bileyska Amar Ku Siisay Inuu Soo Xidho Yuusuf Cabdi Gaboobe

Hargeysa, April 19, 2014 (Haatuf) – Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina Waris) oo ah marwada madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa taliyaha bileyska Somaliland xalay ku amartay inuu soo xidho gudoomiyaha wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe kadib markii ay madaxtooyada Somaliland ku guuldaraysatay joojinta wararka lagu baahinayo websiteyada Haatuf iyo Somalilandtimes.

You must be logged in to post a comment Login