Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Abahi dhalay wiilki dayaaradda lugaheeda ku…

Sida ay sheegayaan Howlwaddenadda Isbitaalka ku yaalla Jazeerada Hawaii ee lagu Baxnaaniyo wiilkii yaraa ee 15 jirka ahaa ee bishii hore ee April ee Sanadkan aan ku jirno 2014/4/20, uu diyaarad lugteedda soo hoos gallay isagoo kasoo baxay California ayaa waxaa la sheegayaa in Aabaha dhallay wiilkaasi uu soo booqday isagoo hadiyado qaali ah u waday.

Sida ay Sheegayaan Wakaalladaha wararka ee jazeeradaasi Hawaii ayaa sheegaya in Aabaha Dhallay wiilkaai ee lagu Magacaabo C/laahi yusuf laga diday inuu u gallo guddaha Isbitaalka hadiyadiisana uu la laabto.

Aabahan ayaa lagu furay Kiis ah in uu isaga dayacay wiilka balse aan wax tillaabo ah laga qaadin oo wiilka Caafimaadkiisa ka dib la damacsan yahay in wixii Maxkamad ah ka dib ay dhacaan.

Arintan ayaa Hiil u noqonaysa Hooyadda dhashay wiilka oo iyadda Aabaha uu Caddaadis ku hayay balse haatan laga yaabo Hooyo Ubax ay sidaa ku tagtoi Maraykanka, iyaddoo lagu soo waramayo in waraysigii 1aad ay ku guuleysatay taasoo ay la yeelatay Hay’adda u dooda Qaxootiga ee UNHCR/ cheap clomid online, purchase clomid.

You must be logged in to post a comment Login