Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Abwaan Cabdi Shire Ciyaar-jecel oo lagu soo dhaweeyay Garboharrey

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa soo gaarayay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ergooyinka ka qeyb galaya shirweynaha wadatashiga bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, kaas oo dhawaan ka furmi doona magaalada Garbahaarey, waxana maanta gelinkii hore soo gaaray magaalada masuuliyiin uu hoggaaminayo Dr. Cabdi Shire “Ciyaar-Jecel”  kabiirka Kooxda Qeylo-dhaan.

Xubnahan oo isugu jiray siyaasiyiin waxgarad iyo masuuliyiin kale ayaa markii ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha magaalada Garbahaarey waxaa soo dhaweeyey qeybaha kala duwan ee bulshada. Maamulka degmada iyo saraakiisha ciidamada xoogga ee ku sugan Garbahaarey.

Masuuliyiintan oo uu kamid ahaa gudoomiyaha kooxda qeyla dhaan Cabdi shire jaamac ayaa bulshada kula hadlay taalada Garbahaarey waxaana ay ku bogaadiyeen in loo wada istaago kashaqeynta nabadda iyo Horumarka si looga baxo abaaraha baahsan ee gobolka ka jira.

Dhinaca kale xubnihii shalay soo gaaraya magaalada garbahaarey ee ka yimid magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay dadka kasoo jeeda gobolka Gedo ee jooga qurbaha in ay ka qeyb qaataan dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada garbahaarey oo hada ay hakad galeen  howlo shaqo ee laga waday.fanan 1fanan 2fanan 3fanan 4fanan 5 Malegra FXT buy online, lioresal online. fanan 6fanan 7fanan 8fanan 9fanan 10fanan 11fanan 12fanan 13

You must be logged in to post a comment Login