Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Addis Ababa: Tobaneeyo qof oo qurba Joog ah oo la layahay

Wararka ka imanaya Magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in illaa 10 qof oo qurba joog ah kana kala tagay Dalalka US Iyo Yurub la layahay.

Illo ku suggan Addis Ababa aya sheegaya in illaa 22 qof la xidhay balse 10 la yahay meel la geeyay.

Dadaalo ayaa socda dadkan lagu baadi goobaya oo ay wadaan qaraabada Dadkaas Iyo Safaaradahooda balse ma jirto illaa iyo hadda meel lagu ogyahay.

OgadenToday Press ayaa heshay qaar ka mid ah magacyada dadkaas balse sababo jira dartood ayaan u hakinay daabacaada.

labbo bari kahor ayaa Safaarada Maraykanku u digtay Muwaadiniintooda u safraya Addis Ababa. doxycycline without prescription, zithromax without prescription.

You must be logged in to post a comment Login