Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Afar Ruux oo soomaali ah loogana shakiyay Argagixiso oo London lagu qabtay

Booliska Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa Gacanta ku dhigay Afar Nin oo Soomaali ah kuwaas oo la sheegay in ay Qorsheenayeen Weeraro Argagixiso.
Taliyaha Ciidamada Booliska Magaalada London ayaa sheegay in Ragaan ay Doonayeen in ay Weeraraan Goobo Muhiim ah oo Dowladda England ay leedahay inkastoo laga hortagay.
Afarta Ruux ee Ciidamadu ay Gacanta ku qabteen ayaa waxaa mid ka mid ah uu ka soo dagaalamay sida Booliska uu sheegay Dalka Siiray, kaasoo La safnaa Kooxda Daacish.
Booliska wali Arrintaan waxaa uu sheegay in uu Baaritaano uu kuwado mana sheegin Magacyada Ragaan Soomaalidaa ee Ciidamada Booliska Britin ay Gacanta ku dhigeen.
Booliska ayaa laga soo xigtay in ragaan Weerarada ay damacsanaayeen ay ugu Aargudi rabeen Duqeymaha Diyaaradaha Ingiriiska ay ku hayaan Kooxda Daacish.
buy Malegra FXT, purchase dapoxetine.

You must be logged in to post a comment Login