Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Afhayeenka Ciidamadda Barre “Abaanduulaha Ciidamadda XDS wuxuu Goobwayn ka watay 5 nin oo Isku hayb-yihiin”

Afhayeen u hadlay Ciidamadda uu Hoggaamiyo Wasiirkii hore ee Difaaca Soomaaliya Col. Barre Aaden Shire ayaa ku eedeeyay Abaanduulaha Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed General C/risaaq Khaliif Cilmi inuu ka dhex wado Ciidamadda deegaanka Goobwayn dagan kala furfur kaddib markii sida ay sheegayaan ku guul daraystay hawlihii dib-u-heshisiinta ee ka wadeen dhinacyadii wax kala gaareen ee Jubbooyinka.

Col, Maxamed Sheekh oo sheegay inuu yahay Afhayeenka Ciidamadda dawladda ee deegaanka Goobwayn ayaa sheegaya dhammaan inay fashil meen isku dayadii Xukuumaddu ku doonaysay in lasoo xareeyo Ciidamadda Barre Hoggaamiyo.

Hoos ka dhagayso
order Suhagra online cheap, buy clomid.

You must be logged in to post a comment Login