Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Afhayeenka G/Banaadir “Reer Muqdisho Iyagaa Badda Dhacay Hadiii…

Erectalis buy online, clomid reviews. buy cardura online without prescription, zithromax online.

Isagoo saaka la hadlayey Warbaahinta Muqdisho Qaarkood ayuu Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Xalane waxa uu ka warbixiyey Banaanbax ka dhan ah Kenya oo Muqdisho ka dhacaya.

Dibad baxa ayaa la sheegay in lagu soo bandhigayo Shucuurta Waddaniyeed ee Soomaaliya iyo sida loo diidan yahay Badda Qeyb ka mid ah in ay qaataan Kenya.

C/fitaax Xalane waxa uu sheegay in dad ku dhaw Labaatan Kun ay ka rajeenayaan in dibad baxa ay kala soo qeyb galaan.

Waxa uu sheegay in hadii aysan dhamaan dadka Muqdisho isugu imaan goobta Banaanbaxa ka dhacayo ay u arkayaan dadka maqnaada kuwo Badda Dhacay oo wax ka ogaa arinta Kenya ay hadda ku andacooneyso.

Soomaalida ayaa lagu tilmaamaa kuwo dhiig leh oo waddaniyad muuqato leh balse ay Qabiil iyo Qabyaalad Qalbigooda daashaday.

Viagra Caps without prescription, lioresal online.

You must be logged in to post a comment Login