Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Afmadow oo gacan ku heyteeda leesu dhiidhiibayo

Kooxda Shabaab ayaa waxa ay si xoog ah ula wareegen magaalada Afmadow ee J/Hoose, kadib dagaal xooggan oo ay lagaleen ciidamada dowlada Soomaaliya.

Al-shabaab ayaa lawareegidooda Afmadow kadib waxa ay bur-buriyeen xafiisyada dowlada Soomaliya iyaga oo kadibna isaga baxay magaalada.

Dhanka kale, ciidamo kasocda dowlada Soomaaliya iyo AMISOM ayaa waxa ay dib ula waregeen magaalada si nabad ah iyada xaaladuna tahay markaan mid deggan.

Lama sheegin intii leesu dhaaf dhaafayay gacan kuheynta magaalada dad shacab ah oo wax ku noqday inkasta oo ay cajiib noqotay qaabaaka isdhaaf dhaafka ah ee Afmadow loola wareegayo.

You must be logged in to post a comment Login