Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Hoggaamiyayaaasha Uganda, Kenya, Rwanda, South Sudan, Ethiopia, Zambia iyo (Wasiirka Arrimaha Dibadda ee) Tanzania ayaa Entebbe, Uganda kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu si ay uga arrinsadaan ka hortagga arga-gixisada.
Sawirka iyo xogtaba waxaa bartiisa Facebook saacado ka hor soo dhigay Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta.
Isla socdaalkan waxaa la filayaa Netanyahu in uu booqdo dalalka Kenya, Rwanda iyo Ethiopia.
You must be logged in to post a comment Login