Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Agaasimaha Hay’ada Nabad Sugida oo la sheegay in Warqad istaqaala ah u’ugudbiyay Madaxweynaha Somaliya.

Qaar kamid ah Warbaahinta Muqdisho ayaa baahiyay in Agaasimaha Hay’adda Nabadsugida Axmed Macalin Fiqi u warqad Istaqaala ah u’ugudbiyay Madaxweyna Qaranka Soomaaliyeed.

Lama cadeyn Sababta keentay in Agaasimaha hay’adda Nabadsugidda uu gudbiyo warqada Istaqaalada ah oo u shaqada ugu tagaayo.

Idaacadda Warkaan baahisay ayaa waxaaay sheegtay in ay ka soo xigatay ilo Muhiim ah oo dhanka dolwladda ah ,hasayeeshee ilaa iyo iminka wax war ah lagamahayo Agaasimaha Hay’adda Nabad sugidda.

Arintan ayaa hadii ay run noqoto ayaa waxaa ay ku soo beegmeysaa xilli dhawaan Ciidamada Nabad sugidda ay Maxaabis xabsi kala baxeen islamarkaana ay toogteen kuwaasoo lagu arkay Xaafadaha Magaalada Muqdisho.

 

You must be logged in to post a comment Login