Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Agaasimaha warfaafinta ee taliska ciidanka xoogga dalka, C/llaahi Iimaan Ceynte oo beeniyey

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska warfaafinta ee taliska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa lagu beeniyay warar ay warbaahinta Soomaalida qaarkeed qoreen ayna shacabka Muqdisho isla dhex-marayeen maanta kaasoo ku saabsanaa in xilalka laga qaaday taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo abaanduulaha.

Agaasimaha warfaafinta ee taliska ciidanka xoogga dalka, C/llaahi Iimaan Ceynte oo ka hadlay arrinta ayaa sheegay in warkaas uu yahay mid ay ka been ah oo aan jirin, isagoo sheegay inaysan jirin xilal laga qaaday taliyaha ciidamada xoogga iyo abaanduulaha.

Tadalis SX Soft no rx, acquire dapoxetine.

“Wararkaas waa kuwa aan sal iyo raad midna lahayn, taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo abaanduulaha shaqadooda si caadi ah ayay u wataan, waxaana shacabka Soomaaliyeed u sheegeynaa in xaqiiqda ay tahay in wax isbedel ah oo taliska lagu sameeyay uusan jirin,” ayuu yiri agaasimaha warbaahinta ee ciidanka xoogga.

You must be logged in to post a comment Login