Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ahlu sunna oo dalbatay in loo gacan geliyo Sheikh ATAM si ay…

Muqdisho(SomaliMedia)-Waxii ka dambeeyay markii malaintii shalay dowlada Soomaaliya uu isku soo dhiibay Sheikh Maxamed Saciid Atam oo ahaa wakiilka Alshabaab ee deegaanada Puntland ayaa arintaasi waxaa ka hadlay ururka Ahlu sunna.

Sheikh Cumar Sheikh Cabdulqaadir Aadan oo la hadlay Idaacada Bar-kulan ayaa sheegay in dowlada Federaalka ay kaga mahad celinayaan sida ay usoo dhaweeyaan madaxda kasoo goosata ururka Alshabaab.

Sheikh Cumar Sheikh, ayaa ka dalbaday dowlada Federaalka Soomaaliya inay maxkamad soo taagto Sheikh Maxamed Saciid Atam maadaama Alshabaab dhibatooyin kala duwan ay u geysteen shacabka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Guddiga Talada Ahlusuna, ayaa ka digay in Dowladda Soomaaliya ay xishmeyso, dadka Dambiga dalka ka galay, waxaana uu intaasi hadalkiisa ku daray in taasi ay dad badan u horseedayso inay galaan Dambiyo ka dhan ah dalka iyo Diinta intaba.

Dhanka kale Sheikh Cumar Sheikh ayaa ka dalbaday dowlada Soomaaliya ay u gacan geliso Sheikh Maxamed Saciid Atam, si ay sharciga u waafijiyaan, sida uu hadalka u dhigay.

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa iminka gacanta ugu jira Sheikh Xasan Daahir Aweys iyo Sheikh Maxamed Saciid Ata moo labadoodaba kamid ahaa saraakiisha Alshabaab.

Tadalis SX Soft online, order lioresal. Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk

Xafiiska Muqdisho

Email : info@somalimedia.co.uk

 

You must be logged in to post a comment Login