Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Akhriso warbixin kooban oo ka hadleyso heshiiska ka socdo Addis Ababa

somfla

Heshiiska shirka ka socda Addis Abeba maxaa ku hoos jira?
Jubbaland xagey ka timid asalkeedi oo la dhihi jiray yaase bixiyay?
Shiirkaas in lagu heshiiyo waxay dan u tahay Soomaalida wadaniga ah oo dhan laakin waxaa ku hoos jira dano shisheeye oon rabin in Soomaalidu heshiiso waligeedba.
Waxyaabaha la isku mari la’yahay shirkaas waxaa ka mid ah magaca Jubbaland oo u ingirisku ku magacaabi jiray dhulka Jubooyinka iyo qeyb ka mid ah NFD bilowgi 1940s.Ujeedada loogu dhagganyahay magacaasna waa in lala hoos galo dowladda Kenya oo la yirahdo idinkaan idinku soo darsaneyna oo waagi hore waxaan ahayn qeyb ka mid ah dalka Kenya.
Dowladda Federaka Soomaaliyeedna waa inay si taxadar leh uga digtoonaata heshiiska ay saxexeyso oo ah masiirka ummadda Soomaliyeed gaar ahaan dadka deegaanada la rabo in dalka laga gooyo.

Waxaa Qoray: Cumar Sheikh

You must be logged in to post a comment Login