Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al-shabaab iyo ciidamada Puntland oo dagaal culus ku dhex maray Gal-gala (Akhriso)

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Gal-gala ee gobalka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal qaraar oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab.
Dagaalkaan ayaa qarxay sida wararka qaara ay sheegayaan ka dib markii ciidamada Puntland ay weerar lama filaan ah ku qaadeen deegaankaasi, iyadoona qasaare uu dhashay.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Gaas ayaa saxaafadda isugu yeeray madaxtooyada Garoowe, waxaana saxaafadda uu uga hadli doonaa dagaalada dhacay iyo qasaaraha ka dhashay.
La soco wixii soo kordha.

You must be logged in to post a comment Login