Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al Shabaab iyo Kenya oo Dagaalamay

Wararka laga helayo Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ee AMISOM iyo Ururka Al Shabaab in Culus uu ku dhexmaray Degaanka Qooqaani ee Gobolka Jubada Hoose.

Dagaalkan aya waxuu yimid kadib markii Ururka Al Shabaab ay dhabaha u galeen Kolonyo Gaadiid ah oo ay la socdeen Ciidamada Dowladda Kenya ee ku sugan Degaano ka tirsan Gobolka Jubada Hoose.

Khasaaraha Dhimasho iyo midka Dhaawac ee soo kala Gaaray Ciidamada Kenya iyo Al-shabaab ayaan wali la helin.

Ciidamada Kenya ee Qeybta ka ah Howlgalka AMISOM wali kama hadlin Dagaalka ay la galeen Dagaal yahanada Xarakada Al-shabaab. periactin without prescription, buy lioresal online.

You must be logged in to post a comment Login