Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al Shabaab Oo Askar Ku Dishay Duleedka Buula Barde Hubna Qabsatay.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo shaleey gelinkii dambe duleedka degmada Buula Barde ku dhaxmaray maleeshiyaadka DF-ka iyo kuwa Al shabaab.

Wararka ka imaanaya Hiiraan waxay sheegayaan in ciidamada Al shabaab ay wadada ugaleen maleeshiyaad ka dhaqaaqay Buula Barde kunasii jeeday tuulada 9 Geed oo duleedka degmada dhacda.

Degmada Buula Barde oo laba bilood ka hor ay qabdadeen ciidamada Jabuuti waxaa kajira xaalad go’doon ah oo ay xoogaga Al Shabaab kusoo rogeen.
dapoxetine without prescription, lioresal without prescription.

You must be logged in to post a comment Login