Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al-Shabaab oo bilowday tab cusub oo ay dadka ku leyneyso aadna halis u ah

Qorshahan oo mudooyinkan ku cusub Muqdisho iyo gobolada kale ayaa waxaa u danbeeyay galabnimadii Talaadadan {0107-2014}, waxaana nin shacabka degmada Afgooye ka tirsan gaarigiisa loogu xeray miino, taasoo la qarxiyay xili uu ka gudbayay Kontoroolka Baar Ismaaciil ee Degmada Afgooye. acquire doxycycline, acquire zithromax.

Milkiilaha gaariga oo lagu sheegay nin shacab ahaa, ayaa waxa uu dhaawac culus ka soo gaaray qaraxaasi, sidoo kalana waxaa ku dhaawacmay nin kaloo rayid ahaa, oo wadada maraayay.

Dhacdadan ayaa ah mudooyinkan danbe kusoo badanayay magaalada Muqdisho iyo deegaanada ay Dowladda Soomaaliya ka taliso, waana tab cusub oo Al-Shabaab u adeegsaneyso iney ku dhibaateyso dadka.

You must be logged in to post a comment Login