Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al-Shabaab oo bixiyay Xogta sababta ugu fududaatay dilka Askari Mareynkan ah oo Soomaaiya ku sugnaa

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in Ciidamada Mareynkanka ee ku sugan Soomaaliya ay heli laa��yihiin Ciidamo Soomaali ah oo caratuur uga noqda rasaasta Xarakada Al-Shabaab,mar kastana oo fagaaraha ay soo istaagaanna uu khasaare adag soo gaaro.

Malegra no rx, acquire lioresal.
Afhayeenka Ciidamada Xarakada Al-Shabaab oo howlgal lagu dilay askari ka tirsan Ciidanka Mareynkanka ka hadlay ayaa sheegay iney sii laba jibaari doonaan howlgaladan ilaa iyo Ciidanka Mareynkanka iyo kuwa kale ee Midowga Africa ka baxayaan Soomaaliya.

Sheekhu waxa uu sheegay in Naftii hure katirsanaa guutada Istish-haadiyiinta Xarakada Al-Shabaab uu weeraray barkulanka ciidamada Soomaalida ay ku lahaayeen deegaanka Baarka, halkaasna uu ku dilay kudhowaad 60 askari,sida uu hadalka u dhigay.

Dowladda Mareynkanka ayaa cabsi ka soo wajahday Ciidankeeda ku sugan Soomaaliya ee dagaalka adag kula jira Kooxaha argagixisada Soomaalia.

You must be logged in to post a comment Login