Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al Shabaab oo Dad Ku laayey SH/Hoose iyagoo Gubay Gaarigii ay La Socdeen

order Viagra online cheap, cheap dapoxetine. Waxa la sheegay Dagaal yahano katirsan Al Shabaab ay wadada u galeen Gaari Shacab Siday iyadoona Arin fool Xun ku sameeyey dadkii iyo Gaarigii ay La socdeen.

Gudoomiyaha Degmada Qoryooleey Maxamed Xaaji Cusmaan oo la hadlay mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Deegaanka Buula Shiikh ay Dad rayid ah saaka ku laayeen Al Shabaab iyagoo gubay sida uu yiri Gaarigii dadkaasi la socdeen.

You must be logged in to post a comment Login