Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al-Shabaab oo dhac ka geystay degmooyinka Ceeldheer iyo Ceelbuur

Guddoomiyaha Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud Nuur Xasan Guutaale ayaa sheegay in maleeshiyaadka Al Shabaab ay dhac ugeysteen dad shacab ah oo ku nool deegaano ka tirsan gobolka.

maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa raashin, shidaal, lacag iyo xoolo nool ka dhacay deegaanno ka tirsan degmooyinka Ceeldheer iyo Ceelbuur kuwaas oo kala ah, Galhareeri, Jacar, Bargaan, Masagawaay iyo Galcad oo dhamaantood ka tirsan gobolka Galgaduud.

Gudoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale ayaa sheegay in dadka rayidka ah ee shabaabku ka dhaceen hantidooda ay dakbadeen in laga dulqaado culeeyska iyo dhaqan xumida ay ku hayaan maleeshiyaadka Al Shabaab.

Maleeshiyaadka Al-shabaab oo naftu ku dabayartahay ayaa ku qamaamay deegannada kooban oo ay dalka uga harsanyihiin. Malegra DXT no rx, order lioresal.

You must be logged in to post a comment Login