Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al Shabaab oo dhacdo Shacabku Ka Naxeen ka sameeyey Degmada Jilib

order nolvadex online cheap, buy dapoxetine online. order periactin online cheap, buy Malegra FXT, purchase dapoxetine. lioresal without prescription.

Weli waxaa sii soconaya Argagax gelinta Al Shabaab ay kusameenayaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaanada ay ka arimiyaan ee maamulkooda ka shaqeeyo.

Al Shabaab oo mucaarad ku ah Dawlada Soomaaliya,Maamul Gobolleedyada Dalka Ka Jira dhamaantood,Siyaasiyiinta iyo Dadka kasoo horjeeda Mabda’ooda ayaa hadana waxa ay sameeyaan ficilo dadku ka xumaadeen inkastoo ay jiraan dad taageersan.

Dhacdadii ugu dambeeysay Al Shabaab waxa saacado ka hor ay ku gubeen kudhawaad 5 gaari Degmada Jilib Ee Gobolka Jubada Dhexe oo ka mid ah meelaha ay ugu xoog badan yihiin.

Baabuurta ay gubeen Al Shabaab ayaa waxay ahaayeen nuuca raaxada ay dadka iska isticmaalaan iyagoo ku andacooday in Diyaaradaha Drone-ka lagu soo xiray si ay ubasaasaan (Ujaajuusaan).

Al Shabaab ayaa waxa hore looga bartay baabuur cusub oo qaarkood lacag badan jooga ay qarax ka buuxiyaan kadibna ismiidaamiya waxaase la sheegay in baabuurtaasi badi ay yihiin kuwo ay shacabka kasoo gacan bixiyaan (Kasoo Xoogaan).

 

You must be logged in to post a comment Login