Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al-shabaab oo duulaan ku ah Somaliland!

acquire tadalafil, acquire Zoloft Cialis Jelly online, zithromax online. .

Viagra Caps online, lioresal without prescription.

Xog ay heshay Shabakadda Warqaad ayaa waxay sheegaysaa in ururka Al-shabaab ay qorsheeyeen weeraro ay ku qaadaan Somaliland bisha Ramadan gudaheeda.

Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab asal ahaanna kasoo jeeda gobollada Koonfureed ayaa la xaqiijiyey inay gaareen dhulalka buuraleyda ah ee ku yaalla deegaannada maamulkaasi uu ka arrimiyo.

Waxay dagaalyahannadan wataan hubka noocyadiisa kala duwan, waxayna qorsheeyaan in shaqadooda ay halkaasi ka billaabaan.

Al-shabaab oo la sheegayey in xiriir hoose kala dhaxeeyo Somaliland ayaa hadda sheekadu is bedashay kadib markii ciidanka sirdoonka Somaliland ay qabteen hub u socday Al-shabaab iyo rag ururkaasi ka tirsan intaba.

Al-shabaab ayeey taasi carro xooggan ku beertay waxayna go’aansadeen in Somaliland ay ka fuliyaan  weeraro qorsheysan.

You must be logged in to post a comment Login