Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al-shabaab oo habeenki dadka kalabaxda guryahooda Sh/hoose

buy periactin online cheap baclofen without prescription, acquire lioresal. zoloft online, online Zoloft. , acquire dapoxetine.

Xarakada Al-shabaab ayaa gobolka Shabellaha Hoose waxay ka billaabeen arrin dad badan oo shacab ah ka nixisey, iyadoo dad badan hadda ay wadnaha farta ku hayaan.

Wararka aynu helayno waxay sheegayaan in habeenkii xalay ahaa ay Al-shabaab guryaha kala baxeen shacab deganaa deegaanka Muuri ee gobolka Shabellaha Hoose.

Dadkaan illaa hadda lama oga meel ay geeyeen Al-shabaab, waxaana shacabka ay ka baqayaan in dadkaasi masaakiinta ah inta bannaanka la geeyo kadibna lagu soo laayo.

Shacabka qaar waxay maanta billaabeen iney ka barakacaan deegaanka Muuri ee Shabellaha Hoose, waxayna sababta ugu weyn ku sheegayaan in naftooda halis ku jirto.

Deegaanka Muuri waxaa habeenkii maamulka Al-shabaab halka dowladda Federaalka ay iyadana ka taliso deegaankaasi maalintii, waana waxa keenay in shacabka noloshooda halis gasho

You must be logged in to post a comment Login