Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al-Shabaab oo la wareegtay deegaano muhiim u ahaa DF, kadib dagaal culus

 Wararka Ka imaanaya Degaanada Siigaale Iyo Janale oo Kawada Tirsan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaaya in halkaasi uu dagaal xoogan ku dhex maray Ciidamada DF iyo Maleeshiyada Alshabaab.

cardura for sale, cheap zithromax.

Inta la xaqiijiyay dagaalka ayaa waxaa ku dhintay ilaa 7-ruux oo kala tirsan Ciidamada DF iyo Alshabaab, waxaana la sheegayaa in weerarkaasi ay markii hore soo qaadeen Maleeshiyada Alshabaab.

War kasoo baxay Maleeshiyada ayaa waxaa lagu sheegay in inta uu dagaalka socday ay qabsadeen Degaanada Janaale iyo Siigaale oo muddooyinkaani gacanta ugu jirtay Ciidamada Dowlada Federaalka ah ee Somalia.

Degaanka Janaale oo ay sheegeen Alshabaab inay la wareegeen ayaa waxaa horay ugu sugnaa Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM.

Saraakiisha Ciidamada DF iyo kuwa AMISOM ayaan weli ka hadlin warka kasoo baxay Alshabaab ee ku aadan inay la wareegeen gacan ku heynta Degaanada Janaale iyo Siigaale

Dhanka kale, Majiro ila kamadax Banaan Wararkaasi oo Xaqiiijinaya Dagaalka iyo Guulaha Al Shabaab ay sheegteen.

You must be logged in to post a comment Login