Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al- shabaab oo laga dilay 30 askari

Warbaahinta Waddanka Kenya ayaa waxay sheegeen Shabaab Dagaalyahano badan oo katirsanaa lagu dilay Dagaal ka dhacay Koonfurta Soomaaliya.

buy Apcalis SX Oral Jelly, dapoxetine reviews.

Wargeyska The Star Ee Kasoo Baxa Magaalada Nairobi ayaa waxa uu soo daabacay in Saraakiisha Ciidanka Meliteriga Kenya ay sheegeen in 30 Dagaalame oo katirsanaa Ururka Al Shabaab la dilay.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA acquire dapoxetine, acquire lioresal.

Ciidanka Kenya waxay sheegeen in Al Shabaabkaasi lagu dilay dagaal dhawaan Ka dhacay Deegaanka Goob weyn Ee Duleedka Magaalada Kismaayo kadib weerar ciidanka AMISOM Ee Kenya ka socda iyo kuwa Jubbaland ay si wadajir ah uqaadeen.

Weerarka oo dhacay Arbacadii Todobaadkii hore ayey Taliska Meliteriga Kenya ay sheegeen in seddex gaari oo ay lahaayeen Al Shabaab howlgalkaasi lagu bur buriyey markii dhowr gantaal lala dhacay.

Ilaa hadda ma heyno war kasoo baxay Taliska Al Shabaab oo looga hadlayo tiradaasi la sheegay in looga dilay Howlgal laga sameeyey Goob weyn Jubada Hoose.

purchase clomid, acquire zithromax.

You must be logged in to post a comment Login