Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al shabaab oo mashruuc kanaal ah ka bilowday Kamsuma

Ururka Al Shabaab oo looga bartay dilka iyo Qaraxyada Goobaha Dawlada iyo AMISOM kusugan yihiin oo mararka qaarkood Shacabka ay ku waxyeeloobaan ayaa haatan arin taageero ku heli karaan bilaabay.

Deegaanka Kamsuuma Ee Jubbooyinka ku yaalla ayaa shabaabku waxay ka bilaabeen  dhismaha Kanaal beeruhu ka waraabi karaan.

Al Shabaab ayaa dhaqaale ay ka uruuriyeen Shacabka waxay ku dhisayaan sida ay sheegeen Kanaalkaasi oo faa’iido shacabka ay ka heli doonaan.

dsc09357 Female Cialis for sale, acquire dapoxetine. cheap celebrex online, online Zoloft. dsc09358dsc09359 online sildenafil, lioresal reviews. dsc09363dsc09368dsc09370dsc09379dsc09382dsc09384

You must be logged in to post a comment Login