Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al Shabaab oo si layaab leh uga hadlay Weerarkii G/kacyo & Tirada ay dileen

Malegra DXT no rx, order lioresal. buy sildenafil, acquire lioresal. Cialis without prescription, generic clomid.

War goor dhaw lagu soo daabacay Baraha Internet-ka Ee Al Shabaabka wararka ku faafsadaan ayaa lagu sheegay in mas’uuliyada weerarkii manta ka dhacay Gaalkacyo ay Shabaabku fuliyeen.

Al Shabaab waxay sheegteen in 30 katirsan Mas’uuliyiin iyo Shaqaale katirsan Puntland ay ku dileen weerarkaasi qaraxyada loo adeegsaday ee ka dhacay Wuqooyiga Gaalkacyo.

Waxay Shabaabku warkooda intaasi ku dareen in sidii loogu talo galay qaraxyadu udhaceen islamarkaana weerarkaasi ku tilmaameen mid najaxay (mid hadafkii laga lahaa guuleystay).

Idaacada Ururka Al Shabaab codkooda ku hadasha Ee Andalus ayaa baahisey warkaan iyagoo sheegay mas’uuliyiin muhiim u ahaa Puntland lagu laayey weerarkaasi inkastoo aysan magacyo soo bandhigin Shabaabka.

You must be logged in to post a comment Login