Al Shabaab oo soo Bandhigtay Dagaalyahano kaga dhintay Weerarkii Buula Gaduud & Qabiilada ay ka soo jeedaan

Filed under: Wararka |

Ururka AlA� Shabaab ayaa Maanta si rasmi ah usooA�bandhigay muuqaal ku saabsan dagaalkii Cuslaa oo ay dhawaan ku qaadeen Xerada BuulaA�Gaduud ee Maamulka Jubbaland.

Haddaba Muuqaalkaas qeybtiisa dambe,A�Ururka AlA�Shabaab ayaa kusoo bandhigayA�Magacyada iyo beelaha ay kasoo kalaA�jeedaan 4 qof oo ay sheegeen inay kagaA�dhinteen dagaalkii xoogaana oo ayA�dhawaan ku qaadeen Xerada Buula GaduudA�ee Maamulka Jubblanad.

Waxaa xusid mudan in AfartaanA�dagaalyahan ay gabi ahaan kasoo wadaA�jeedaan Deegaanka Koonfur Galbeed,A�waxaana qeyb ka ah ninkii fuliyey QaraxiiA�lagu furtay howlgalkaas, halka seddexda kalana ay ku dhinteen Dagaalka.

Afartaan nin ayaa dhammaantood kasoo wada jeedo deegaanada Maamulka KoonfurA�Galbeed, iyadoo seddex kamid ah ay kasoo jeedaan Beesha Raxan weyne halka midA�kalana uu yahay Eelaay.

1) Cabdulqaadir Cali Ibraahim (Boqol Hore)

 

2) Maxamed Macalin Xasan (Hadamo)

 

3) Maxamed Nuur Aadan (Hariin)

4) Cabdulcasiis Cabdullaahi (Muctazim) Eelaay, gaar ahaan kuwa dago Buur, waana ninkii fuliyay qaraxii Ismiidaaminta

Posted by on November 14, 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply