Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al-shabaab oo soo Bandhigtay Gaadiid ay kasoo Qabsatay Kenya (SAWIRRO)

201452463536523570522359181

201452463536523561419661691

201452463536523549822355371

201452463536523539152262161

201452463536523529064288817

201452463536523519823350241

201452463536523499522905918201452463536523488426794332

201452463536523467121024013

buy Revatio, generic dapoxetine. 201452463536523459463567711 Al-shabaab ayaa degmada Baardheere ee gobolka Gedo kusoo bandhigtay gaadiid ay kasoo qabsatay dalka Kenya, toddobaadkii la soo dhaafay.

Barxad weyn oo ku taalla Baardheere ayaa lagu soo bandhigay baabuurtan oo lagu soo qabsaday weerar qorsheeysan oo xoogag Al-shabaab ka tirsan ay ku qaadeen gaadiid ay wateen ciidamada Kenya oo duleedka Mandheera marayay.

Mas’uuliyiin ka t irsan Al-shabaab ayaa boqollaal dadweyne ah kula hadlay halka lagu soo bandhigay gaadiidkan, kuwaasoo ku booriyay shacabka inay gacan ku siiyaan dagaalka ay kula jiraan waxay ugu yeereen cadowgooda.

Gaadiidka ay Al-shabaab soo bandhigtay ayaa waxay ahaayeen laba gaari oo ah kuwa loo yaqaan Cabdi-bilaha oo dusha ay ka saran yihiin ciidamada Al-shabaab, hub, warqado aqoonsi oo uu lahaa sarkaal Kenyan ah oo lagu magacaabo, Kenneth Salluubu, qoryaha faalka oo ay caanka ku yihiin ciidamada Kenya ayaa ayaa iyagana lagu soo bandhigay goobta.

– See more at: http://hiiraan.com/news/2014/May/wararka_maanta24-46724.htm#sthash.UqqgJeej.dpuf

You must be logged in to post a comment Login