Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al Shabaab oo ujira 20km wax ka yar Caasimada Dalka Ee Xamar

neurontin reviews, celebrex buy online, Zoloft reviews. Female Cialis for sale, acquire dapoxetine. dapoxetine reviews.
Waxaa lagu Eedeenayaan Laamaha Amniga Soomaaliya kuwo iska jiiftay maadama Ururka Al Shabaab ay weeraro gaadmo ah ka fulinayaan Caasimada gudaheeda iyo duleedyadeeda.

Ciidan katirsan Ururka Al Shabaab ayaa xalay weerar xoogan waxay ku qaadeen Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Duleedka Muqdisho iyadoo warar is khilaafsan soo baxayaan.

Waxa qof kusugan Ceelasha uu sheegay inay maqlayeen Daryanka madaafiic culus iyo rasaas xoogan oo dhaceysay xalay markii Al Shabaab ay weerarka soo qaadeen islamarkaana ay beegsadeen Fariisimo Cidanka Dawlada Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM deggan yihiin.

Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa 17Km ujira Muqdisho sida dhul cabiraha uu sheego waxaase warar kalae ay sheegayaan in Ceelasha Xamar ay ujirto wax ka yar 15 KM marka sow lama dhihi karo Shabaabka waxay doonayaan inay awoodooda ku tijaabiyaan Muqdisho oo Shan sano ka hor laga saaray bishaan oo kale.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

You must be logged in to post a comment Login