Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al Shabaab oo War Layaab Leh ka sheegay Qaraxii Afgooye & Xog Ay Bixiyeen

buy Cialis Jelly online cheap Kamagra Chewable without prescription, generic zithromax. , acquire lioresal.
zoloft reviews, Zoloft reviews.

Gelinkii Dambe Ee Maanta sida aan akhristayaasheena usoo daabacnay qarax miino ayaa ka dhacay Deegaan duleedka ka ah Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/Hoose.

Xogta aan helnay ayaa sheegeysay in Qaraxa ay ku le’deen Shacab gaari nuuca raaxada ah la socday balse warkaasi mid ka duwan ayey Shabaabku soo saareen.

Ururka Al Shabaab ayaa warbaahintooda waxay ka sheegeen in qaraxaasi lala Eegtay Saraakiil Ciidanka Alfa Group katirsan oo Mareykanka ku tababaray Belidoogle.

Gaari nuuca Kaaribta ah ayey Al Shabaab sheegeen in qaraxa lala helay halkaasina lagu dilay lix Askari oo Seddex Sarakaiil Alfa Group katirsan ahaayeen waa sida Shabaabku hadalka udhigeene.

Warbaahinta Internet-ka Al Shabaab ayaa sidoo kale lagu qoray in qaraxa kadib Deegaanka Waaya Arag Ee Duleedka Afgooye dagaal kooban uu ku dhexmaray Ciidanka AMISOM oo la socday Askarta la dilay iyo Al Shabaab,lamana sheegin khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi dhacay qaraxa kadib.

Maamulka Degmada Afgooye iyo Taliska AMISOM midna kama aysan hadlin weerarka ka dhacay maanta gelinkii dambe Duleedka Degmadaasi.

You must be logged in to post a comment Login