Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al shabaab oo weerartay Jubbaland

buy Apcalis SX Oral Jelly online cheap, order lioresal. Wararka naga soo gaaray Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu goor dhow maanta ka dhacay Dagaal qaraaran oo u dhexeeyay Ciidamada Maamulka Jubba iyo Alshabaab.

Wararku waxa ay sheegayaan in Dagaalka uu qaatay ku dhawaad Hal saac, iyadoona hada la maqlaayo rasaas teel teel ah oo ay is weydaarsanayaan Ciidamada Jubba iyo Maleeshiyada Alshabaab.

Waxaan weli la Ogeyn halka uu gaarsiisan yahay Khasaaraha ka dhashay dagaalka balse waxaa la sheegay inuu bilaawday kadib markii wadada loo galay Ciidamo katirsan Jubbaland iyo kuwa AMISOM oo ku socday degaanka Buul-guduud.

Dhanka kale, qof goobjooge ah ayaa sheegay inuu arkayay Baabuur dagaalka lagu gubay intuu dagaalka socday,iyadoo Al-Shabaab iyo Maamulka Jubbaland labaduba aysan ka hadlin dagaalka.

 

You must be logged in to post a comment Login