Ala�?Shabaab oo soo bandhigay Magaca iyo Qabiilka uu kasoo jeedo Shakhsigii isku Qarxiyey Buula Guduud+SAWIRRO

Filed under: Wararka |

Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa soo bandhigayA�Gaadiid iyo Hub farabadan oo ay sheegen inay ka qabsadeen ciidamo ka tirsan dowladaA�Federaalka ah ee Somalia.

Gaadiidka iyo Hubka ayey sheegen inay kuA�qabsadeen dagaalkii ay 3A�dii September eeA�sanadkaan ku qaaden xerada ciidankaA�dowlada ay ku leeyihiin deegaanka BuuloA�gaduud ee Gobolka Jubbada hoose.

Hubka ay soo bandhigeen maleeshiyaadkaA�ayaa waxaa u badan qoryaha Ak47 iyoA�nooca loo yaqaan Sabanka oo ayA�isticmaalayeen ciidankii ka cararay hubka.

Alshabaab waxa ay sidoo kale sooA�bandhigtay 2 ka mid ah gaadiidka dagaalka oo ay ku qabsadeen weerarkii Buulo gaduud.

Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa intaA�badan ka faaa��iideysta Hubka dowlada,A�waana sababta ay dowladaha saaxiibadaA�ah uga caajisaan in dowlada ay siiyaanA�Hub iyo Gaadiid dagaal.

Hubka Shabaabka ay soo bandhigeenA�waxaa kaloo ku jira Qoriga loo yaqaanA�sabanka oo dagaalka loo isticmaalo,A�marka la eego hubka ay soo bandhigeenA�waxaa muuqata xerada ciidanka BuuloA�gaduud hub badan inay ka qaateenA�Shabaab.

Xoogaga Shabaab ayaa sidan oo kale dhawr mar u soo bandhigay hub kala duwan oo ayA�ku qabsadeen dagaalo ay ku qaadeen xeryo ciidan oo ku yaallo Gobolada dalkaA�SoomaaliyaA�Filimka ayaa lagusoo bandhigayaa Ninkii fuliyay weerarka is qarxinta oo lagu magacaabiA�jiray Cabdi Caziiz Cabdullaahi kanasoo jeeda Beesha Eelaay kaasi oo isagoo kaxaynayayA�gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay gudaha ugalay saldhigga ciidanka maamulkaA�Jubbaland ee Buula Guduud.

A�

Posted by on November 14, 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply