Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Alaha u naxariistee Maxamed Axmed Kuluc Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

Hargeysa(SomaliMedia.co.uk)- Waxaa maanta  ku geeriyoodey cisbitaal ku yaala magaalada Hargeysa Alla haw naxariistee  Fanaankii waynaa ee  Maxamed Axmed Kuluc oo si weyn looga dhex yaqaaney fanaaniinta Soomaaliyeed.

Al-Fanaan Kuluc ayaa muddooyinkii danbe ku xanuunsanaa dalka Ingriiska isagoo markii danbe la keenay magaalada Hargeysa.

Maxamed-Axmed-Kuluc

Maxamed Ahmed Kuluc wuxuu bilabay fanka isagoo yar waxayna haayd sanadi kii 1954 kii wuxuuna ka bilabay kooxihii fanka ee waqoyiga halkaas oo uu ku soo barbaray garhaan maglada Hargaysa kuluc wuxuu ka mid ahaa fanaaniinta caanka ah sida wayna  loo jecelyahay wuxuu ka qayb galay riwaayado iyo barnaamijyo farabadan oo maaha wax tiro lagu gaadhi karo wuxuu ka mid ahaa asaasyaashii fanka soomaaliyeed wuxuuna sida ku noqday fanaanka ugu heesaha badan.

 

1488660_663321073719618_923242018_n

M periactin no rx, lioresal online. arxuum Al-fanaan Maxamed Axmed Kuluc iyo Gudoomiyaha Oodweynenews C/rashiid Jaamac Kaahin.

 

You must be logged in to post a comment Login