Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

ALSHABAAB BUURAALEYDA GALGALA OO WEERAR ROGAAL CELIN AH KU QAADAY CIIDAMADA PUNTLAND

War nasoo gaaray ayaa sheegaya in Mar kale uu dagaal Khasaaro geystay ka dhacay Buuraha-Galgala kadib markii Kooxda Alshabaab ay qaaden dagaal rogaal celin ah.

Wararku waxa ay sheegayaan in Dagaalka uu ahaa mid aad u qaraarnaa islamarkaana uu u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo kuwa Al-shabaab waxa ayna saraakiisha Ciidamada Maamulka Puntland ay xaqiijiyeen in weerarka lala soo maagay oo uu ahaa mid rogaal celin ah.

Inkastoo aan la xaqiijin karin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay hadana waxaa si rasmi ah loo og yahay in dagaalku uu yahay mid xooggan, oo hubka daran dooriga u dhaca la isku adeegsanayo.

Illaa xalay waxaa jiray isku hub aruursi iyo gurmadyo soo kala gaarayey Dhinacyada Dagaallamaya ee Puntland iyo Al-shabaab. Viagra Plus online, cheap Zoloft.

Wixii faah-faahin ah dib kala soco wararkeena danbe

You must be logged in to post a comment Login