Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Amiin Caamir oo banaanka keenay Xiriirka ka dhaxeeya Alshabaab iyo Amisom-ta Mushaarkeeda Ilaashanaysa.

15_FEB_2014

Farshaxanaystaha weyn ee Amiin caamir oo ku caan baxay ka turjumida dareenka shacabka soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigay sawir cajiib ah oo muujinaya in Ururka alshabaab iyo Ciidamada amisom uu ka dhaxeeyo xiriir ah dabar goynta iyo baabinta dadka iyo dalka soomaaliyeed.

Xusuusnoow in askariga soomaaliyeed loo waayo mushaarkii yaraa oo ahaa $100 Doller,Halka askariga Amisom ugu mushaarka yar uu bil walba u xaadiro $1200 Doller.

Hadaba waxaad ogaataan in caalamka ku haya Cunaqabateyntii hubka soomaaliya halagu celiyo,Dhaqaalihii waan ka jarey,yaboohii dhaqaalahii la idin siin lahaa masoo aruurin iwm,Ineey doonayaan waxaas oo dhaqaale ah oo madaxa soomaaliya lagu keeno ineey ku biilaan Ciidamada Amisom oo ay iyagu keensadeen soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login