Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Amiir ka tirsanaa Al-Shabaab oo xilkii laga qaaday + MAGACIISA

buy Kamagra Gold, order clomid.

buy Viagra Super Active online, purchase clomid.

order Erectalis online, zithromax reviews.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in xilkii laga qaaden gudoomiyaha Al Shabab ee gobolka Shabeelada Hoose Sheekh Maxamed Abu Cabdalla.

Warbaahinta qaar ayaa sheegeysa in xil ka qaadista lala xiriiriyay muran ka dhashay heshiis dhawaan gobolkasi ay ku gaaren laba beelod oo dagaalamay.

Mid kamid ah beelahasi ayaa muran weyn ka keenay heshiis uu ka warqabay Sheekh Maxamed Abu Cabdalla taas oo keentay in xilka laga qaado.

Abu Caballa ayaa Muddo ku dhow 6 sano xilkan haayay waxaana xalay soo baxay warkan sheegaya in xilkii laga qaaday.

Kooxda Al Shabab weli si cad war ugama soo bixin oo la gu xaqiijinayo Xilka qadista Gudoomiyihii Sh/Hoose Ee Maxamed Abuu Cabdalla.

 

You must be logged in to post a comment Login