Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Amiirka Al Shabaab oo Cod Laga Duubay u hanjabay…

Sildalis buy online, Zoloft reviews.

Waxaa la faafin doonaa Dhawaan sida Shabaabku ay sheegeen Cod laga soo duubay lasoo tifaftiray Amiirka Ururka Al Shabaab Axmed Abu Cubeyd.

Warkaan ayaa waxa uu yahay mid lagu baahin doono Warbaahinta Shabaabku leeyihiin isagoo kaga hadlaya Xaalada ay Shabaab kusugan yihiin,Hanjabaad uu jeedinayo iyo Baaq uu diray intuba.

Inkastoo Nuxurka Warkiisa aan laga sii hordhici Karin hadana waxa la leeyahay waxay ubadnaan doontaa Baraarujinta uu ujeedinayo Dagaalamaaysha Al Shabaab.

Abu Cubeyd ayaa noqday Hogaamiyaha Ururka Al Shabaab labo sano ka hor markii la dilay Axmed Godane Sanadkii 2014-kii.

Waxaana ay noqon doontaa Kalmadaan midii ugu horeysay uu jeediyo tan iyo markii la doortay.

Dagaalamaasha Shabaabka Ayaan qudhooda aqoon ninkaan hogaanka u ah cod ahaan iyo Muuq ahaan taasi oo Xamaasad uleh sida uu usoo bandhigo Fariintiisa Koobaad ee Internet-ka lasoo marinayo.

You must be logged in to post a comment Login